Qaramada Midoobay oo si adag uga hadashay gabar 11-sano jir ah oo Muqdisho lagu kufsaday

War kasoo baxay Qaramada Midoobay ayaa si kulul loogu cambaareeyay kufsi maalmo kahor  gabar yar oo 11 jir ah loogu geystay xaafaad katirsan magaalada Muqdisho . Qoraal kasoo baxay madaxa xafiiska UNFPA, ee  Soomaaliya, Anders Thomsen ayaa lagu cambaareeyay kufsigan gabadha yar loogu geestay horaantii isbuucan Degmada Wardhiigley. “Sanduuqa Qaramada Midoobay ee Dadweynaha (UNFPA), xafiiskiisa Soomaaliya … Continue reading Qaramada Midoobay oo si adag uga hadashay gabar 11-sano jir ah oo Muqdisho lagu kufsaday